Facebook · @HassanSheikhMahmud
I congratulate the Somali people and the Islamic nations in general, wherever they are, on the precious occasion of the beginning of the new Hijri year of 1448.
The beginning of this new year reminds us of the blessed migration of our Prophet Muhammad (PBUH), which was a great event that became a symbol of faith, perseverance, unity and a new mission that led to the light and expansion of our noble religion.
I hope that this new year will be one that will lead to peace, prosperity, development and unity in our country Somalia and the Islamic nations in general, and let us continue our efforts to rebuild our country, strengthen the government and serve the Somali people.
I pray to Allah, SWT to grant us prosperity, stability and success in achieving our big goals this year.
Hello everyone
Notes
Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummaddaha Islaamka meel kasta oo ay ka joogaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda qiimaha badan ee curashada sannadka cusub ee Hijriga ee 1448. Bilashada sannadkan cusub waxa ay dib inoo xusuusinaysaa hijradii barakaysnayd ee Nabigeenna Muxamed (NNKH), taas oo ahayd dhacdo weyn oo astaan u noqotay iimaan, adkaysi, midnimo iyo himilo cusub oo horseedday iftiinka iyo fiditaanka diinteenna suubban. Waxaan rajeynayaa in sannadkan cusub uu noqdo mid dalkeenna Soomaaliya iyo guud ahaan ummaddaha Islaamka ah u horseeda nabad, barwaaqo, horumar iyo isku duubni, isla markaana aan ka sii ambaqaadno dadaallada dib u dhiska dalkeenna, xoojinta dowladnimada iyo adeegga shacabka Soomaaliyeed. Waxaan Allaah, SWT ka baryayaa in uu sannadkan sannadkiisa inagu gaarsiiyo barwaaqo, xasillooni iyo guulo aan ka gaarno yoolasheenna waaweyn. كل عام وأنتم بخير